Log inSign up
Somali National Armed Forces
634 posts
user avatar
Somali National Armed Forces
@SNAForce
TALISKA CIIDANKA XOOGGA DALKA SOOMAALIYEED قيادة القوات المسلحة الصومالية
Somalia
xds.gov.so
Joined June 2018
0
Following
62.9K
Followers
  • user avatar
    Somali National Armed Forces
    @SNAForce
    2h
    “Maalmaha Midnimadu, waa maalmo xasuus iyo sharaf u leh dhammaan shacabka Soomaaliyeed. Taliyaha ciidanka xoogga dalka somaliyeed S/guuto ibarahim maxamed maxamuud.
    712
  • user avatar
    Somali National Armed Forces
    @SNAForce
    22h
    "Dib Ula Midoow Qoyskaaga! Iskuna Soo Dhiib Taliska Ciidanka XDS Adoo la Soo Xiriiraya Nambarkan 0770676386."
    3.6K
  • user avatar
    Somali National Armed Forces
    @SNAForce
    Jun 22
    Madaxweynaha JFS ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Dr. Xasan Shiikh Maxamuud ayaa dallacsiiyay min hal darajo saraakiil ka tirsanaa Ciidanka XDS kuwaas oo ku shahiiday furimaha hore ee gobollada Jubbada Hoose iyo Baay.
    17K
  • user avatar
    Somali National Armed Forces
    @SNAForce
    Jun 21
    Muqdisho, 21 Juun 2026 – Taliyaha Ciidanka XDS, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta guddoomiyay shirka Guddiga Sare ee Istiraatiijiyadda Ciidanka XDS, kaas oo lagu falanqeeyay warbixino iyo aragtiyo la xiriira horumarinta, dib u dhiska iyo tayeynta Ciidanka XDS.
    2.3K
  • user avatar
    Somali National Armed Forces
    @SNAForce
    Jun 14
    The Commander of SNAF chaired the SNAF HQ morning briefing, which focused on ongoing military operations, force development & reform, preparing for the assumption of security responsibilities & strengthening coordination among security institutions to enhance national security.
    2.2K
  • user avatar
    Somali National Armed Forces
    @SNAForce
    Jun 13
    The Commander of the Somali National Armed Forces, General Ibrahim Mohamed Mohamud, met with the Egyptian Defence Attaché to discuss strengthening bilateral defence cooperation, with a focus on military training, support to AUSSOM, and enhancing SNAF capabilities.
    2.3K
  • Somali National Armed Forces reposted
    user avatar
    Somali National Armed Forces
    @SNAForce
    Jun 10
    The Commander of the Somali National Armed Forces and the Chief of the Somali Police Force visited the TurkSom Military Academy to review training programs, assess force readiness, and strengthen the development of professional Somali security forces.
    1.6K
  • Somali National Armed Forces reposted
    user avatar
    Somali National Armed Forces
    @SNAForce
    Jun 10
    The Chief of staff of the Somali National Armed Forces (SNAF), Brig. Gen. Madey Nuurey Sheikh (Ufurow), officially presided over the handover of command between the newly appointed Commander of the Sustainment Command and the Acting Commander of the SNAF Sustainment Command.
    00:00
    3.7K
  • user avatar
    Somali National Armed Forces
    @SNAForce
    Jun 10
    The Commander of the Somali National Armed Forces and the Chief of the Somali Police Force visited the TurkSom Military Academy to review training programs, assess force readiness, and strengthen the development of professional Somali security forces.
    1.6K
  • user avatar
    Somali National Armed Forces
    @SNAForce
    Jun 10
    The Chief of staff of the Somali National Armed Forces (SNAF), Brig. Gen. Madey Nuurey Sheikh (Ufurow), officially presided over the handover of command between the newly appointed Commander of the Sustainment Command and the Acting Commander of the SNAF Sustainment Command.
    00:00
    3.7K
  • user avatar
    Somali National Armed Forces
    @SNAForce
    Jun 8
    00:00
    1.4K
  • user avatar
    Somali National Armed Forces
    @SNAForce
    Jun 6
    Madaxweynaha JFS ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Dr Hassan Sheikh Mohamud, ayaa S/Guuto Maxamed Maxamuud Xasan Garabay u magacaabay Taliyaha Taliska Taakuleynta Ciidanka XDS, ka dib soo jeedin ka timid Taliyaha Ciidanka XDS iyo Wasaaradda Gaashaandhigga XFS.
    1K
  • user avatar
    Somali National Armed Forces
    @SNAForce
    May 30
    Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) waxa uu bulshada Soomaaliyeed la wadaagayaa in Ciidanka Qaranka ay saaka aroortii fashiliyeen weerar fulaynimo ah oo ay soo qaadeen kooxaha Khawaarijta, kaas oo lagu bartilmaameedsaday xarunta ku-meel-gaarka ah KGS
    1.2K

New to X?

Sign up now to get your own personalized timeline!

Create account

By signing up, you agree to the Terms of Service and Privacy Policy, including Cookie Use.

Terms·Privacy·Cookies·Accessibility·Ads Info·© 2026 X Corp.
Don't miss what's happening
People on X are the first to know.
Log inSign up