Jump to content

Yemen

15°N 48°E / 15°N 48°E / 15; 48

Yemen
الجُمهورية اليَمَنية
al-Jumhūriyyah al-Yamaniyyah
Calanka Yemen
Calanka
Emblem ee Yemen
Emblem
Hal-ku-dheg: 
الله, الوَطَن, الثَورة, الوَحدة (Af-Carabi)
"Allāh, al-Waṭan, aṯ-Ṯawrah, al-Waḥdah"
"God, Country, Revolution, Unity"
Heesta qaranka: 
نشيد اليمن الوطني (Carabi)
Nashīd al-Yaman al-waṭanī
United Republic
Goobta uu ku yaalo Yemen
CaasimaddaSana'a
Luuqadaha rasmiga ahCarabi
 DadkaYemeni
DawladdaXukun mid ah, jamhuuriyad
Abdrabbuh Mansur Hadi
 Raysulwasaare
Mohammed Basindawa
Sharci-dejintaAqalka wakiilada Baarlamaanka
Establishment
 North Yemen independence from the Ottoman Empirea

1 November 1918
 South Yemen independenceb

30 November 1967
22 May 1990
Bedka
 Wadarta
527,829 km2 (203,796 sq mi) (50th)
 Biyo (%)
negligible
Dadka
 Qiyaastii 2011
23,833,000[1] (96th)
 Tiro-koobkii 2004
19,685,000[1]
 Cufnaanta
44.7/km2 (115.8/sq mi) (160th)
Wax soo saar (PPP)Qiyaastii 2011 
 Wadarta
$57.966 billion[2]
 Qofkiiba
$2,306[2]
Wax soo saar (magac ahaan)Qiyaastii 2011 
 Wadarta
$14.675 billion[2]
 Qofkiiba
$1,340[2]
Kobaca (2011)Increase 0.462[3]
hooseeya (154th)
LacagtaYemeni rial (YER)
SaacaddaUTC+3
Koodhka wicitaanka+967
Koodhka ISO 3166YE
Furaha Internetka.ye
  1. From the Ottoman Empire.
  2. From the United Kingdom.

Yemen (Af-Carabi: اليَمَن), ama Jamhuuriyadda Yemen waa wadan ku yaalo Bariga Dhexe. Yemen waxee xuduud la leedahay wadamada Sacuudi Carabiya oo ka xigta Woqooyiga iyo Galbeedka xeebta Baddacas, iyo Cumaan oo ka xigta Bariga, Dhinaca Koonfurta waxaa ka xiga Gacanka Cadmeed iyo Bada Carabeed, dhinaca Galbeedka neh waxaa ka xiga Bada Cas, wadanka caasimadiisa waa Sanca.wadanka Yemen waa wadanka kaliya ee Bariga dhexe oo isticmaalo Jamhuuriyad. yemen waa wadan aad u duqsan waxaana aad looga caabudaa diinta islaamka, dhinaca dhaqaalaha yemen uma taajirsano sida wadamada kale ee carabta, wadanka waxoo leeyahy shidaal iyo saliid, laakiin wax soo saarkooda aad ayoo u yaryahay.

Waddanmaha la Degaan Yemen

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

[[4]].


[[5]

Yemen waa wadan aad u duqsan waxoona leeyahay guryo taariikhi ah oo ladhisay kumanaansano kahor, ilaa hadda dadka yemaniga waxee isticmaalaan dhaqanka guryihii ladhisi jiray waagaas.Wadanka Yemen waxoo xornimo ka helay Dawlada Cosmaniya iyo gumeestihii Boqortooyada Ingiriiska. Wadanka Yemen waxoo markiisa hore u kala qeebsanaa Woqooyi Yemen iyo Koonfurta yemen , taariikhda marka ee eheed 1962dii ayaa koonfurta Yemen la midowday woqooyiga Yemen, waa markii wadanka laisku dhahay Jamhuuriyada yemen.

Sido Kale fiiri

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  1. 1 2 "Statistical Yearbook 2011". Central Statistical Organisation. Archived from the original on 9 October 2012. Retrieved 24 February 2013. {{cite web}}: Unknown parameter |ciwaan= ignored (help); Unknown parameter |dead-url= ignored (|url-status= suggested) (help)
  2. 1 2 3 4 "Yemen". International Monetary Fund. Retrieved 24 April 2012.
  3. "Human Development Report 2011" (PDF). The United Nations. Retrieved 18 October 2011.
  4. https://www.cs.mcgill.ca/~rwest/wikispeedia/wpcd/wp/e/European_Union.htm Archived Agoosto 19, 2022 // Wayback Machine
  5. https://www.cs.mcgill.ca/~rwest/wikispeedia/wpcd/wp/p/People%2527s_Republic_of_China.htm Archived Luuliyo 22, 2022 // Wayback Machine