Wikipedia:Goob
Minjo dhooqo leh, marba mid baa la siibaa ama la'qadaa *** Naag, naag ka umulisay iyo nin reer u weyni, midna siday wax u ogyihiin uma sheegaan.
Xoolo quureed waa la qaataa, soor quureedse lama qaato. *** Wax aanad filaneyn iyo fallaari waa kaa fuc siiyaan ( fajaciyaan).
| Ku soo dhowoow Goobta Wikipedia! |
| Halkaan waxaad xaq uleedahay inaad fekar munaasab ah ka dhiibato, hadii uu jiro wax aad isleedahay in lagu kordhiyo Wikipedia qaybta soomaaliga, goobtaan waxay u-qaybsan-tahay 3 qaybood oo kala ah Wararka, Farsamo iyo Caawinaad, waxaad ku kordhin kartaa qoraal adigoo gujinaya (Ku Darso) saxiina raaci ~~~~ adigoo gujinaya batoonka saxiixa ee ku yaal qaybta warka lagu qoro halkeeda sare. |
| Qaybaha Goobta | ||||||
|---|---|---|---|---|---|---|
Ku darso Taariikh Ogeysiis iyo warar wikipedia |
Ku darso Taariikh Wadahadal ku saabsan arrimo farsamo iyo cilado ku saabsan Wikipedia |
Ku darso Taariikh Wax alla wixii ku saabsan wikipedia xagga higgaada ama eray-bixinta, iyo dhamaan qoraalka qaldan adigoo soo sheegaya maqaalka uu ku jiro. | ||||
Dib u eegis
[wax ka badal xogta]Cismaaciil waa ku salaamay salaan kadib waxaan rabay maadaama aad tahay ninka meesha ugu firfircoon ama ugu dhaqdhaqaaqa badan in ayanu hagaajino qeybo badan oo ka mid ah so.wiki:-
1- Ma ogtahay qoraallada tilmaamaya in aan habayno oo la gaarsiiyo 365 maalin halka ay hadda ka yihiin 12 bilood oo kaliya taas oo macnaheedu yahay in uu ku koobanyahay bishiiba hal mar tusaale ahaan sida ku xusan halkaa, hadda xaalku waa sidaan {{Bogga Hore/Ma Ogtahay/{{LOCALMONTH}}}} waxaa loo baahnaa in uu ahaado sidaan {{Bogga Hore/Ma Ogtahay/{{LOCALDAY}}}}.
2- Maqaal Xul Ah iyo Maqaal Fiican, Waxaa la rabaa in uu ahaado in uu isla ekaado si uusan midba midka kale uga dheeraan tusaaale ahaa hadii uu yahay mid 500 kb midna laga dhigi 1 mb way kala badanayaan ama kala dheeraanayaan, template ka qasab maaha in lagu sameeyo 365 maqaal sababtoo ah wuxuu soo celcelin karaa inta uu haysto maalin kasta, waxaa fiican in maqaalada xulka ah lagu beego maalintaas wax munaasab ku ah.
3- Tan kale ee muhimka ah waa Dhacdada Maalinta & Tusmooyinka Maanta Oo Kale oo aan sameeyay 12 ka bilood iyo bil kasta goonideed oo maalinle ah, marka hore kuwaan ka bilow adiga oo raacaya qaabkii aan u sameeyay ku wii hore.
Aragtidaada waa muhim, Mahadsanid.
--Abshirdheere ✪ 12:10, 1 Jannaayo 2026 (UTC)
Abshir Waad ku mahadsan tahay talooyinkaaga Waxaan ku raacsanahay in Ma Ogtahay loo habeeyo maalinle iyadoo la adeegsanayo {{Bogga Hore/Ma Ogtahay/{{LOCALDAY}}}} si akhristuhu mar walba u helo macluumaad cusub Maqaal Xul Ah iyo Maqaal Fiican waa in la isku dheellitiro cabbirka iyo muuqaalka si boggu u noqdo mid siman oo soo jiidasho leh halka dhacdooyinka iyo tusmooyinka maalinlaha ah la sii wado qaabkii bilaha iyo maalmaha gooni-goonida ahaa Qaabkan wuxuu hubinayaa firfircooni joogteyn iyo waayo aragnimo wanaagsan oo akhristaha ah Isma4l (Wadahadal) 14:35, 1 Jannaayo 2026 (UTC)
Ogaysiis
[wax ka badal xogta]Salaan @Abshir waxaan ku ogaysiinayaa in horumarin ubaahan yahay https://so.miraheze.org maadama aniga aan ku siin karo hadii aad meeshaas ku soo biirto maamule ayaan awood u leeyahay waxaan heestaa bureaucrat si aad awood ugu yeelato meelaha kaa hor istaagaya waxaan ku isticmaalaa magacaan halkan Wali waxaa jira 1 bog kaliya aan is agarab istaagno sidii luuqada soomaaliga loogu horumariyo internet mahadsanid Isma4l (wadahadal) 16:36, 4 Febraayo 2026 (UTC)