U bood nuxurka

Wareeg

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah

Goobo ama meeris waa shay kamid ah xisaabta. Waana 360 darajo, wareega dhameestiran. Bartamaha wareega ilaa qarkiisa waxaa loogu yeeraa wareega raadius.wareega qarkiisa ilaa qarka kale neh waxaa u maleenaa in loogu yeero (Siiwade)

G O O B O
NuucaqaacidadaIsbedelka
Goobo2πrMeesha ah r Waa gacan.
saddax-xagala+b+cMeesha ah a, b iyo c Waa dhinacyeda Saddax-xagal.
Qardhaas/qardhaas4aMeesha ah a Waa dhererka dhinaca
Laydi2(h+w)Meesha ah h Waa joogga iyo w Ballaca

Tusaale

  • Waxaa loo cabiri karaa Afar geeslaha in la isugeeyo dhamaan Xaglahiisa.
  • Wareega Goobo Waxaa lagu helaa
P=2⋅π⋅r

Ama

P=d⋅π

Sida