U bood nuxurka

Ottawa

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah
Ottawa

Ottawa (Af Carabi: أوتاوا) (sida saxda loo yaqaano Caasimada Ottawa) waa magaalo madaxda dalka Kanada. Magaalada lafteedu waxay leedahay dad ah 934,243, balse ay ku jiraan magaalooyinka ku hareereysan, waxaa ku nool dad gaaraya 1,323,783.[1][2]