Khartuum
Muuqaal
Khartuum
الخرطوم al-Kharṭūm | |
|---|---|
| Dalka | Suudaan |
| Dadka (2008) | |
• Wadarta | 639,598 |
| Aagga waqtiga | UTC+3 (EAT) |
| • Xagaaga (DST) | UTC+3 |
Khartuum waa caasimada wadanka Suudaan waana caasimada gobolka khartuum. waxa ay kutaalaa halka ay ku kulmaan labada niil. waxa kuyaala magaalda gegida diyuuradaha ee khartuum.
Taariikh
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Kartuum waxa ay la aasaasay sanadii 1691
