U bood nuxurka

Beuron

Beuron
Macabadka Beuron
Astaanta Beuron
Goobta Beuron gudaha Sigmaringen district

Khariidad
Beuron   is located in Germany
Beuron
Beuron
Beuron   is located in Germany
Beuron
Beuron
Isku-duwayaasha: 48°3′1″N 8°58′9″E / 48.05028°N 8.96917°E / 48.05028; 8.96917
DalGermany
Degmada maamulkaTübingen
DegmoSigmaringen
Qaybaha5
Dawladda
  Duqa magaalada (202432) Hans-Peter Wolf[1]
Bedka
  Wadarta
35.11 km2 (13.56 sq mi)
Joogga
625 m (2,051 ft)
Aagga waqtigaUTC+01:00 (CET)
  Xagaaga (DST)UTC+02:00 (CEST)
Koodka boostada
88631
Koodhka wicitaanka07466
Diiwaangelinta baabuurtaSIG
Websaydhkawww.beuron.de

Beuron (Swabian: Beira) waa degmo ka tirsan gobolka Sigmaringen ee Baden-Württemberg, Jarmalka. Beuron waxay ku caan tahay Macabadka Beuron iyo Iskuulka Fanka ee Beuron ee fanka diinta.

Beuron waxay u qaysantaa xaafado hoose (Af Jarmal: Ortsteile):

  • Hausen im Donautal
  • Langenbrunn
  • Neidingen
  • Thiergarten

Duqayda magaalada

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  • 1979–1995: Fidel Matthias Fischer
  • 1995–1998: Arndt Neff
  • 1998–2000: Gerhard Huhn (ku-meel-gaar)
  • 2000–2003: Herbert Bucher
  • 2003–2011: Robert Rauser
  • 2011–2024: Raphael Osmakowski-Miller[2][3]
  • tan iyo 2024: Hans-Peter Wolf
  1. Oberbürgermeisterwahl Bürgermeisterwahl Beuron 2024, Staatsanzeiger. Retrieved 12 June 2024.
  2. Hermann-Peter Steinmüller (hps): Kopf-an-Kopf-Rennen bleibt aus. In: Südkurier vom 21. Juni 2011
  3. Chefwechsel im Beuroner Rathaus. In: Südkurier vom 4. September 2011

Xiriirada dibadda

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Warbaahinta la xiriirta Beuron ee Wikimedia Commons