Antalya
Muuqaal
Antalya | |
|---|---|
Magaalada Antalya | |
Kor kasoo bilow dhanka bidix: 1. Düden Waterfalls, 2. Masaajidka Yivliminare, 3. Jardiinaha Falez, 4. Xeebta Konyaaltı, 5. Ganjeela Hadrian iyo 6. Hıdırlık Tower . | |
Logo-da rasmiga ah ee Antalya Astaanta Magaalada | |
![]() | |
| Dawladda | |
| • Duqa magaalada | Menderes Türel (AKP) |
| Joogga | 30 m (100 ft) |
| Dadka (2014) | |
• Wadarta | 1,203,994 |
| • Xagaaga (DST) | UTC+3 (EEST) |
| Websaydhka | www.antalya.bel.tr |
Antalya (Af Carabi: أنطاليا; Ku dhawaaqa Af-Turki: [anˈtalja]) waa magaalo ku taala koonfurta wadanka Turkiga waana caasimadda gobolka isla gobolka Antalya. Waa magaalo xeebeed ku taalo Badda Mediterreneanka waxayna caan ku tahay dalxiiska iyo ganacsiga waxaana lagu naaneesaa caasimada dalxiiska iyo fasaxyada dalka Turkiga.
Sidoo Kale Fiiri
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Qeybaha:
- Bogag leh xuduudo formatnum ah oo aan tiro ahayn
- With short description
- Short description is different from Wikidata
- Pages using infobox settlement with missing country
- Pages using infobox settlement with no map
- Pages using infobox settlement with no coordinates
- Pages with plain IPA
- Magaalooyin Turkiga
- Turkiga
- Bogagga isticmaala kordhinta Kartographer
