Af Shona
Appearance
| Af Shona | |
|---|---|
| Shona chiShona | |
| Dhalad u ah | |
| Gobolka | Koonfur Afrika |
| Qoomiyada | Shona |
| U ah afka hooyo | L1: 8.4 milyan (2012–2017) L2: 3.5 milyan (2012) |
| Qoyska luqada | Niger–Congo
|
| Dialects | Korekore
Zezuru
Manyika
Karanga
|
| Xaalada Rasmiga | |
| Ka ah Luqad rasmi | Simbaabwi |
| ka ah luuqadaha la aqoonsaday ee laga tirada badan yahay | Musanbiig |
| Koodka luqada | |
| ISO 639-1 | sn |
| ISO 639-2 | sna |
| ISO 639-3 | Variously: sna – Zezuru, Karanga, Korekore twl – Tavara (Korekore) mxc – Manyika twx – Tewe (Manyika) |
| Guthrie code | S.7–10[1] |
Luqadaha u dhow Af Shona
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Af Shona wuxu ku dhowyahay Ndau iyo Af Kalanga. Wuxu kale xidhiidh la leeyahay Tonga, Af Cheewa, Tumbuka, Tsonga iyo Venda. Af Shona wuxu isku ekaan la qabaa Af-Sawaaxili iyo Tswana.
Qoraal Tusaale
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Laga soo qaaday Baaqa Caalamiga ee Xuquuqda Aadanaha
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Vanhu vese vanoberekwa vakasununguka uyewo vakaenzana pahunhu nekodzero dzavo. Vanhu vese vanechipo chokufunga nekuziva chakaipa nechakanaka saka vanofanira kubatana nomweya wohusahwira.[2]
Tarjumad
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Aadanaha dhammaantiis wuxuu dhashaa isagoo xor ah kana siman xagga sharafta iyo xuquuqada Waxaa Alle (Ilaah) siiyay aqoon iyo wacyi, waana in qof la arkaa qofka kale ula dhaqmaa si walaaltinimo ah.