Af Kirundi
Appearance
| Af Kirundi | |
|---|---|
| Rundi Ikirundi | |
| Dhalad u ah | Burundi |
| Qoomiyada | Hutu Tutsi Twa Ganwa |
| U ah afka hooyo | 13 milyan (2021) |
| Qoyska luqada | Niger–Congo
|
| Dialects | Ikibo
Ikirundi
Ikiragane
Igisoni
Ikinyabweru
Ikiyogoma
Ikimoso
|
| Hab qoraalka | Far Laatiin |
| Xaalada Rasmiga | |
| Ka ah Luqad rasmi | Burundi |
| Koodka luqada | |
| ISO 639-1 | rn |
| ISO 639-2 | run |
| ISO 639-3 | run Rundi |
| Guthrie code | JD.62[1] |
Af Kirundi ama Af Rundi waa luqad laga hadlo Burundi, Ruwanda, Tansaaniya, Jamhuuriyada Dimuqaraadiga Kongo, Yugandha iyo Kenya. Af Kinyarwanda way isku dhow yihiin.
Qoraal Tusaale
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Laga soo qaaday Baaqa Caalamiga ee Xuquuqda Aadanaha
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Abantu bose bavuka bishira bakizana kandi bangana mu gateka no mu ngingo zibubahiriza. Bafise ubwenge n'umutima kandi bategerezwa kwubahana nk'abavandimwe.[2]
Tarjumad
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Aadanaha dhammaantiis wuxuu dhashaa isagoo xor ah kana siman xagga sharafta iyo xuquuqada Waxaa Alle (Ilaah) siiyay aqoon iyo wacyi, waana in qof la arkaa qofka kale ula dhaqmaa si walaaltinimo ah.